qoys
Jump to navigation
Jump to search
soomaali[wax ka badal]
Qoys
- Faahfaahin dheeraad ah fiiri Xubnaha Qoyska.
Soomaali[wax ka badal]
- Wikipedia waxaa ku jira bog ku saabsan Qoyska (dad)
Qoys, Faamili (ingiriis: family, "faamiliy"; carabi: عائلة, "caa'ila") waa tiro dad ah oo dhiig wadaaga ama guur ku midoobay iyo ilmaha ay dhaleen. Qoysku waa dad isku xidhan oo asal iyo isir wadaag leh.
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Sharaxaad[wax ka badal]
Qoysku waa dad is-dhalay iyo wada-dhashay oo isir iyo magac wadaaga. Tirada dadka qoyska ahi waxay noqon karaan labo qof iyo wixii ka badan. Sida caadiga ah qoyska wuxuu ka kooban yahay aabo, hooyo, ilmo (wiilal iyo gabdho). Waxaa intaasi soo raaci kara dadka qaraabada qoyska la nool oo ayaguna lagu tirin karo qoyska.
Ku Dhawaaqid[wax ka badal]
/qõýz/ˈfæməli/|/ˈfæmli/qóýs/
Turjumaad[wax ka badal]
aabo, hooyo iyo wiilashooda iyo gabdhahooda
|
Qoraalo La Mid Ah[wax ka badal]Xigasho[wax ka badal] |