aabo
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Aabo)
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
=
nadooc magac keli wadar kays/cayimanaan aan cayinnayn cayiman aan cayinnayn cayiman grundform aabae aabaaha aabayaal aabaayaasha qaab yeele aabae aabauhu aabaayaal aabaayaashu
Af soomaali
[wax ka badal]Magac
[wax ka badal]Aabo
- waa ninka ama labka waalidka u ah ama dhalay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Sidoo kale, aabuhu wuxuu noqon karaa seeyga qaba hooyada ilmaha (2).
- Cunuga hooyadiisa ninka qabo ama soo korsaday (1).
La macno ah
[wax ka badal]Qoyska
[wax ka badal]Aabuhu wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu muhiimsan ee qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u yahay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa aabe iyo qaraabo.
Tarjumaad
[wax ka badal]
|