wiil
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Af soomaali[wax ka badal]
Magac[wax ka badal]
Wiil
- Waa qof jinsi lab ah kaasi oo da'diisu yar tahay.
- Wiil waa ilmaha ab ee la dhalay aabe.
- Cali waa wiilka Xaawo iyo Maxamed.
nadooc magac | keli | wadar | ||
---|---|---|---|---|
kays/cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
Qaabka aasaasiga | wiil | wiilka | wiilal | wiilalsha |
qaab yeele | wiil | wiilku | wiilal | wiilalshu |
lid[wax ka badal]
Tarjumaad[wax ka badal]
Qoyska[wax ka badal]
Wiilku wuxuu ka mid yahay qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u ah aabe iyo hooyo. Waxaa kale oo qoyska ka tirsan gabdho iyo qaraabo.