Cunug ama Canug: waa ilmaha yar ee dhashay hooyo iyo aabe ayaad canug u tahay waana xubin muhiim ah oo ka tirsan qoyska.
Af-ingiriis: Child.
Canuga lab ama dhedig waa isku qoraal laakiin waa kala dhawaq.