nin

Ka Wiktionary
U bood: gooshitaan, raadi

Nin

Dadka

Nin Naag

Jinsiga

Lab Dhedig

Xubnaha Qoyska

Seey Oori

Qoys Dhamaystiran

Hooyo Aabo

Wiil

Gabadh

Xubnaha Kale ee Qoyska
Waalid

Adeer Abti Eedo Habaryar Awoowe Ayeeyo Abkow Mocooyo

Walaal

Aboowe Abaayo

Soomaali (so)


Magac

Nin

  1. waa shaqsiga labka ah ee baniaadamka.
  2. waa qof lab ah oo ka mid ah dadka.

Synonoom

Tarjumaad

  • Ingiriis: man

Ka Soo Horjeeda

Ereyga nin waxaa lid ku ah ama ka soo horjeeda naag.

Erayo La Xidhiidha