hooyo

Ka Wiktionary
Xubnaha Qoyska
Seey
Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo
Aabo
Wiil
Gabadh

Af soomaali[wax ka badal]

Magac[wax ka badal]

Hooyo

  1. Waa qof jinsi dhedig ah taasi oo dhashay ilmo ay waalid u tahay. Sida caadiga ah, hooyadu waa qofta dhashay wiilasha iyo gabdhaha, waxaana hooyadu oori ama xaas u tahay aabaha ilmaha dhalay.

Si aad u ogaato lidka hooyo, eeg kalmada kasoo horjeedo aabo.

Tarjumaad[wax ka badal]

Qoyska[wax ka badal]

Hooyadu waxay ka mid tahay xubnaha ugu muhiimsan ee qoyska reer leeyahay, waxaanay waalid u tahay ilmaha (wiilasha iyo gabdhaha). Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa aabe iyo qaraabo.