Category:Qoys

Ka Wiktionary

Soomaali[wax ka badal]

Wikipedia waxaa ku jira bog ku saabsan Qoyska (dad)

Qoys, Faamili (ingiriis: family, "faamiliy"; carabi: عائلة, "caa'ila") waa tiro dad ah oo dhiig wadaaga ama guur ku midoobay iyo ilmaha ay dhaleen. Qoysku waa dad isku xidhan oo asal iyo isir wadaag leh.

Sharaxaad[wax ka badal]

Qoysku waa dad is-dhalay iyo wada-dhashay oo isir iyo magac wadaaga. Tirada dadka qoyska ahi waxay noqon karaan labo qof iyo wixii ka badan. Sida caadiga ah qoyska wuxuu ka kooban yahay aabo, hooyo, ilmo (wiilal iyo gabdho). Waxaa intaasi soo raaci kara dadka qaraabada qoyska la nool oo ayaguna lagu tirin karo qoyska.

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.

D

  • Dad(1 C, 2 B)

X

Bogagga ku jira qeybta "Qoys"

waxaa meeshaan ku jira 21 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 21 gud ahaan.