telefishen

Ka Wiktionary


leeyahay maqaal dul telefishen

Af soomaali[wax ka badal]

telefishen

Magac[wax ka badal]

telefishen

  1. Telefishinka waxaa badanaa laga fiirsada dhacdhooyinka aduunka waxyaabaha cusub ne waa lagu faaniyaa. Waxaa sidoo kale eey dadku ka fiirsadaan musalsalada, filimaanta, wararka, barnaajmiyo iyo waxyaabo kaloo la mid ah.

Tarjumaad[wax ka badal]

Erayo La Xidhiidha[wax ka badal]