soogaabiye

Ka Wiktionary
Jump to navigation Jump to search

soomaali[Wax ka bedel]

Magac[Wax ka bedel]

soogaabiye

  1. Erey soo gaabinaayo ereyo kale sida
    IWM oo u dhiganta Iyo Wixii la Mid ah
    IWW Isir weynaha ay Wadaagaa

Tarjumaad[Wax ka bedel]