miis
Appearance
soomaali
[wax ka badal]magac
[wax ka badal]miis
- Waa agab guri oo leh afar lugood, waa lagu dul shaqeeya, marna lagu cunteeyaa.
nadooc magac
[wax ka badal]| Nadooc magac | keli | wadar | ||
|---|---|---|---|---|
| Cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
| Qaabka aasaasiga ah | miis | miiska | miisas | miisaska |
| Habka yeelaha ah | miis | miisku | miisas | miisasku |