lug
Appearance
soomaalo
[wax ka badal]magac
[wax ka badal]lug
- Xubin jirka noolaha ka mid ah oo lagu socdo.
- tusaale: Dadku waxay leeyihiin labo lugood halka xaywaanka qaarna ay ka leeyihiin afar.
| nadooc magac | keli | wadar | ||
|---|---|---|---|---|
| kays/cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
| grundform | lug | lugta | lugo | lugaha |
| qaab yeele | lug | lugtu | lugo | lugahu |