febraayo

Ka Wiktionary
U bood: gooshitaan, raadi

Soomaali (so)


Bilaha Soomaali
  janaayo   febraayo   maarso  
  abriil   maajo   juun  
  luuliyo   agoosto   sebteembar  
  oktoobar   nofeembar   diseembar  

Magac

febraayo

  1. Sanadka miilaadiga bishiisa labaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha janaayo iyo maarso . Bisha febraayo waxay ka koobnaan kartaa 28 ama 29 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa feb. Afartiisanaba mar ayey noqotaa 29 maalmood.

Tarjumaad