ereysir

Ka Wiktionary

Af soomaali[wax ka badal]

Magac[wax ka badal]

ereysir

  1. Erey sir ah oo aan dadka kale aysan ogeyn. Waxaa badanaa lagu isticmaalaa kumbuyuutarda.

Tarjumaad[wax ka badal]