diiwaangelin

Ka Wiktionary

Af soomaali[wax ka badal]

Fal[wax ka badal]

diiwaangelin

  1. Diiwaangelin waa sharciyeeyn ama meel ku qoris. Sida
    Diiwaangelinta ardeyga
    Baabuurta waa in la' diiwaangeliyaa
    Gurigaaga ma' diiwaangashanyahay?

Tarjumaad[wax ka badal]