MediaWiki:Gadgets-prefstext

Page contents not supported in other languages.
Ka Wiktionary

Hoos waxaa ku yaalla liis dheeraad gaar ah kaasoo ay suuragal tahay in uu la shaqeeyo akoonkaada. Waxyaabahaas dheeraadka ah badankood waxa ay ku dhisanyihiin JavaScript, sidaas daraadeed JavaScript waa inuu browser kada ku jiro si uu u shaqeyo. Fiira gaar ah waxyaabahaas dheeraadka ah wax saamayn ah kuma yeelanayaan bogga kan ee dooqyada.

Waxaa sido kale ogaataa wax yaabahaan dheeraadka ah ee gaarka ah ka mid maaha barnaamijka MediaWiki, waxaana hagaajiya ama horumariya isticmaallada wikiga aad hadda joogto. Maamulayaasha wikiga aad joogto oo kaliya ayaa wax ka bedeli kara aqoonsi iyo qeexis ku darista dheeraadka ah. Tirada adeegsadayaasha ku daris kasta ee wikigaan waxa lagu soo bandhigayaa tirakoobka isticmallada dheeraadka.