Rooma hal maalin lama dhisin

Ka Wiktionary

waa Maahmaah English ah oo micnaheedu yahay in wax walba hal maalin aanan lagu dhameyn karin, oo waqti in lagaliyo ay ubaahantahay, sidaa darteed ayaa loo dhahay, Rooma hal maalin lama dhisin

Proverb[wax ka badal]

  1. Rome wasn't built in a day