jilib

Ka Wiktionary

soomaali[wax ka badal]

magac[wax ka badal]

jilib

  1. Xubin jirka ka mid ah. Waa meesha ay lugta ka laabanto oo isku xirta cajarka/bowdaha iyo lugta.
  2. magaalo ku taala wadanka soomaaliya


nadooc magac (declension of noun)
nadooc magac keli wadar
kays/cayimanaan aan cayinnayn cayiman aan cayinnayn cayiman
grundform jilib jilibka jilbo jilbaha
qaab yeele jilib jilibku jilbo jilbaha


Tarjumaad[wax ka badal]

  • Ingiriis: knee
  • Ingiriis: sept, extended family