User talk:Xusenaxmad
Hadal ku darAppearance
Xusen Axmad Casowe, wa macalin ka dhiga qeybta kambuyutarka jamacadda jabuuti. Haddan wuxu diyariya shahadda doktora xagga komputarka jamacadda ku tala magalada Grenoble ee wadanka Faransiska. Cilmi badhis buu ku sameeyo dhinac kompuyutar gareynta afka soomaliga iyo hal abuuris dakhli luuqada soomaliga o lo istacmalo sida tarjumida makinadeysan iyo sixid qoritanka afka soomaliga iwm.
Start a discussion with Xusenaxmad
Talk pages are where people discuss how to make content on Wiktionary the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Xusenaxmad. What you say here will be public for others to see.