User talk:Ismail4all

Page contents not supported in other languages.
Ka Wiktionary

Ku soo dhawoow bogayga Wadahadalka.

  Ku soo dhawoow Boggayga wadahadalka! Waxaan fariintaada kuugu soo jawaabi Boggaada, hadii aad tahay qof aan ciwaan ku lahayn wikipedia, halkan ayaan kuugu soo jawaabi.
Marka aad fariin ii reebeysid fadlan talaabooyinkan raac:
  • Waa in qoraalkaagu yeeshaa ciwaan sare adigo ku qoraya khaanada eey ku qoran tahay (subject/headline).
  • Hadii ay fariintaadu ka hadleeso Bog, fadlan ku qor magaca bogga.
  • Fadlan fariintaada haku darin fariimaha kale, qeyb yar oo cusub bilaaw...
  • Ha ilaawin inaad saxeexdo.
  • Fadlan wax cay ah ama aflagaado ah haku qorin meeshaan.


Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)

doonaya caawin[wax ka badal]

asc mudane ismaciil suge, maadaama aad kamid tahay dadka u dhaqdhaqaaqa boor ka jafidda iyo casriyaynta afkeenna hooyo waxaan u baahanahay cawinaado kooban oo aan doonayo, waxaan ku hadlaa 5 af, waxaan hayaa macluumaad badan oo aan turjumay waxaan u baahanahay inaan iyagoo soomaaliyaysan bogga wikipedia soomaali kusoo camiro hase ahaatee magaranayo habka hawlahaas loo socodsiiyo oo aqoonta adeegsiga wikigu iguma badna sidaa darteed waxaan u baahanahay in layga caawiyo arrimahaas... mahadsanid

Sxb soo dhawoow. Luuqadeena hooyo waxay u baahan tahay horumarin iyo dadaal badan. Si aan ula jaanqaadno dunida casriga ah, waxaa dhamaanteen ina saaran waajib. Walaal waxaad soo siyaarataa Soomaali Wikipedia si aad u aragto howshu meesha ay marayso. Aniga waxaad igala soo xidhiidha halkan. Soo dhawoow mar labaad. Ogoow in dadkaada iyo dadkaagu mar kasta kuu baahan yihiin.
Mahadsanid, Ismaaciil Suge (talk) 04:52, 29 May 2016 (UTC)

--2A02:C7D:270:800:ECB3:3E4D:80F1:9B28 20:42, 5 Febraayo 2020 (UTC)[reply]