Jump to content

User:Xalay dhalay

Ka Wiktionary

Nuqul Warbaahineed – Xalay Dhalay

Magaca: Xalay DhalayXirfadda: Suxufi & Maareeye WarbaahineedDegan: Garowe, Puntland – Asal ahaan ka soo jeeda Eyl, NugaalWaxbarasho: Admas University

Khibrad:

Horey uga soo shaqeeyey maamulka xisaabaadka

Khibrad u leh abuurista iyo maaraynta maaddooyinka warbaahineed

Maareeye xeel dheer oo ku takhasusay istaraatiijiyadda baraha bulshada iyo kobcinta la falgalka dadweynaha

Himilada:Waxaan u taaganahay in aan bulshada u gudbiyo warar dhab ah, falanqeyn suxufinimo, iyo aragtiyo wax dhisaya. Ujeedkeygu waa in aan noqdo suxufi lagu kalsoon yahay oo si hufan u matala codka bulshada Soomaaliyeed.

Erayga Aqoonsiga:"Time does not change anyone but it reveals the true face of a person 🌒🌍"

La Soco:Waxaan si joogto ah u wadaagaa warar, falanqeyn, iyo aragtiyo ku saabsan arrimaha bulshada, siyaasadda, dhaqaalaha, iyo horumarka dhabta ah ee Soomaaliya.