dhedig

Ka Wiktionary
(Waxaa laga soo toosiyay Dhedig)
Jump to navigation Jump to search


Wikipedia Checkuser.png leeyahay maqaal dul dhedig

soomaali[wax ka badal]

Magac[wax ka badal]

dhedig

  1. waa jinsiga dhedigeed ee dadka iyo xayawaanka lehna siil /sabiil iyo naaso caano ka yimaada.
  2. (af cilmiyeedka) waa caynta naxweed oo magac uu lahaan karo, dumarka, farxadda
    sammi: naag
    lid: lab

Tarjumaad[wax ka badal]

Erayo La Xidhiidha[wax ka badal]