User:Mimursal

Ka Wiktionary

Magac: Mohamed Ibrahim Mursal

Waxaan ahay soomaali degan dalka Finland. Waxaan rabaa in aan soo WikiQaamuuska (Wiktionary) afka soomaaliga. Waxaan u badnaandoonaa areybixinta dhinaca teknoolojida sida kumbuyuutarada IWM. Haduu Alla idmo.