User:Ismail4all

Ka Wiktionary
Ismail Suge

Asalamu calaykum, magacaygu waa Ismaaciil Suge waxaan jecelahay inaan ka qeyb qaato kobcinta iyo ururint luuqadeena Hooyo ee af-Soomaaliga, sidaasi darteed wakhtiga aan firaaqada ahay waxaan isku dayi inaan qoro, wax ka bedelo iyo sameeyo bogag cusub iyo guud ahaan wixii aan awoodo. Wakhti xaadirkan waxaan ka mid ahay isticmaalayaasha iyo wax ka bedelayaasha Soomaali Wikipedia, waxaanad igala soo xidhiidhi kartaa halkan. Ismail Suge

Babel user information
so-N Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-2 This user has intermediate knowledge of English.
ar-3 هذا المستخدم لديه معرفة متقدمة بالعربية.
Users by language

[Ismail Suge] [my so.wikipedia User talk page]

Template:TOC right

Igu saabsan[wax ka badal]

Waxaan ahay isticmaale mararka qaar wax ku qora Wiktionary Afka-Soomaaliga. Waxaan aad u jecelahay horumarinta luuqadeena hooyo iyo in la helo macluumaad cilmiyeysan oo ku qoran Af-Soomaali. Wixii awoodeyda ah waan ka qeeyb qaadan shaqadaas. Wixii macluumaad ama su'aal ah fadlan fariintaada iigu qor Bogeyga wadahadalka.


  Ku soo dhawoow Boggayga wadahadalka! Waxaan fariintaada kuugu soo jawaabi Boggaada, hadii aad tahay qof aan ciwaan ku lahayn wikipedia, halkan ayaan kuugu soo jawaabi.
Marka aad fariin ii reebeysid fadlan talaabooyinkan raac:
  • Waa in qoraalkaagu yeeshaa ciwaan sare adigo ku qoraya khaanada eey ku qoran tahay (subject/headline).
  • Hadii ay fariintaadu ka hadleeso Bog, fadlan ku qor magaca bogga.
  • Fadlan fariintaada haku darin fariimaha kale, qeyb yar oo cusub bilaaw...
  • Ha ilaawin inaad saxeexdo.
  • Fadlan wax cay ah ama aflagaado ah haku qorin meeshaan.


Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)

About Me[wax ka badal]

I'm Ismail Suge from Somalia, Degree of Education holder, 28 years old, currently living in Johannesburg. I like to spend my spare time to invest something useful for the whole community, that's why I'm active in Somali Wikipedia where I'm currently a consecutive editor. I have know Wikipedia, and have been using and editing both Somali Wikipedia (since Feb 2013) and English Wikipedia (since 2010); and I never knew the existence of so.wiktionary.

However, I'm here now to take part all the activity that's going on down here. For any questions, suggestions, advices and all info you can contact me by leaving a message in my user talk.

Please PRESS HERE to leave a message

  Welcome Again!

When leaving a message for me please remember these factors:

Note if you are not a Wiktionary/Wikipedia user I will answer you in my user talk page.
  • Start with subject/headline/title.
  • If your message is about a page, please add a link of the page or clear name of it.
  • Please don't mix your message with others...
  • And, don't forget to sign.


Please PRESS HERE to leave a message